Sirdoonka Mareykanka oo farta ku fiiqay Shakhsigii amray Dilka Jamal Khashoggi

Waaxda sirdoonka dalka Mareykanka ee loo yaqaan CIA-da ayaa ku tuhmeysa Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan in uu yahay shakhsigii amray dilka Wariye Jamal Khashoggi. Warbaahinta Mareykanka oo soo xiganeysay ilo katirsan Sirdoonka Mareykanka ayaa u sheegay cadeymo la hayo ay muujineyso in dilka Wariyaha Mucaaradka uu amray Maxamed Bin Salman. Sirdoonka Mareykanka … Continue reading Sirdoonka Mareykanka oo farta ku fiiqay Shakhsigii amray Dilka Jamal Khashoggi